Isniin : November 14, 2021
Madaxwaynaha Dowladda Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa goorwdhow ka ambabaxay Magaalada Kismaayo iyagoo ku sii jeeda Magaalada Garowe ee Caasimadda Puntaland.
Wafdigaasi oo garoonka diyaaraha Sayid Maxamed ay ku sii sagootiyeen qaar ka mid ah maamulka Jubbaland,waxa uu xarunta Puntlan kula kulmi doono Madaxwaynaha Puntiland Saciid Cabdullaahi Deni iyo masโuuliyiin kale.
Office Nairobi kenya
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________