Axad: November 7, 2021
Booliiska dalka Suudaan ayaa u isticmaalay sunta dadka ka ilmaysiisa dibadbaxayaal dimuqraadi doon ah oo isugu soo baxay magaalada caasimadda Khartuum.
Xalay waxay dibadbaxayaasa dhigteen jid-gooyooyiin iyaga oo ka soo horjeeda afgembigii dalkaasi ka dhacay bishii aanu soo dhaafnay.
Sidoo kale Qabanqaabiyayaasha ayaa doonaya in ay sii kordhiyaan cadaadiska ay ku hayaan dowladda militariga si uu dalka dib ugu laabto dowlad rayid ah.
Office Nairobi Kenya
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________