951 Views

Weerar khasaare geystay oo ka dhacay Germany

Weerar khasaare geystay oo ka dhacay Germany
____________________________________________________________________________

Saddex qof ayaa Sabtida maanta ah ku dhaawacmay weerar mindi loo adeegsaday oo ka dhacay gudaha tareen u kala safrayay magaalooyinka Regensburg iyo Nuremberg ee dalka Jarmalka, sida uu wariyay wargeyska maalinlaha ah ee Bild.
Wargeyska ayaa intaa ku daray in booliisku ay qabteen qofkii weerarka geystay.

Wargeyska ayaa wariyay in aysan jirin faahfaahin laga bixiyay qofka weerarka geystay, dhibaneyaasha, iyo in dhaawacyada soo gaaray ay yihiin kuwa halis ah.

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post