![](https://www.qaranimo.com/wp-content/uploads/2014/10/anz-ad-for-qol-anim.gif)
Talaado: November 2, 2021
Ciidamada Kumaandooska Danab ayaa mar kale waxaa loogu soo xiray tababar Xaruntooda ku taala garoonka Balidiigle.
Taliye ku-xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka Jeneraal Cabaas Amiin Cali ayaa tababar usoo Xeray Dufcadii 7aad ee Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, kuwaas oo mudo Tababar ku qaadanayay magaalada Muqdisho.
Sidoo kale Jeneraal Cabaas Aamiin Cali ayaa kula dardaarmay inay si hufan u gutaan waajibaadka shaqo ee loo igmaday, ayna ka dhabeeyaan difaaca Qaranimada Soomaaliyeed.
Office Nairobi Kenya
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________Advertisement
_____________________________________________________________________________________![](https://www.qaranimo.com/wp-content/uploads/2014/10/anz-ad-for-qol-anim.gif)
![](https://www.qaranimo.com/wp-content/uploads/2019/06/horseedsc.jpg)