Isniin: November 1, 2021
Musharax C/raxmaan C/shakuur ayaa hambalyo u diray Xildhibaanadii ugu horeeyay oo maanta lagu doortay magaalada Muqdisho.
Qoraal uu soo dhigay Bogiisa faceboob ayaa sidaan u qornaa
Waxaan hambalyo u dirayaa Biixi Iimaan Cige iyo Mahdi Maxamad Guuleed oo loo doortay in ay ka mid noqdaan xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 11aad. Waxaan u rajaynayaa in Ilaaheey ka yeelo kuwii u adeega danta dalka, dadka ay metelaan iyo dawladnimada Soomaaliya. Waxaan ugu baaqayaa Golaha Wadatashiga Qaran in ay dedejiyaan doorashada Golaha Shacabka, si dalka looga saaro mugdiga sharciyad iyo hubanti laโaanta siyaasadeed.
Office Nairobi Kenya
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________