Sabti: October 30, 2021
Wararka imaanaya magaalada garowe ayaa sheegaya in Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka heer federaal ee Soomaaliya Maxamed Xasan Cirro iyo xubno kamid ah Guddiga ay gaareen magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland.
Guddoomiyaha oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ujeedka safarkooda Garoowe uu yahay dardar gelinta howlaha doorashooyinka Aqalka hoose ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya.
Sidoo kale Guddoomiye Guddiga doorashooyinka Soomaaliya ayaa tilmaamay in mudada ay Garoowe joogaan ay kulamo kala duwan la yeelan doonaan masโuuliyiinta u sarraysa Puntland iyo xubnaha guddiga doorashooyinka heer Puntland.
Office Nairobi Kenya
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________