khamiis: October 28, 2021
maalmo kadib markii uu waraysi siiyay Roobow Idaacada VOA ayaa waxaa xaalada Sheekh Mukhtaar Roobow ka dayriyay Xisbigta uu ka tirsanaa.
War-murtiyeed ka soo baxay Xisbiga Amniga iyo Caddaalada ayaa walaac xoogan looga muujiyey xaalada Sheekh Mukhtaar Roobow oo ay xabsi guri gelisay dowladda madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday.
Xisbigan oo uu hoggaamiyo Roobow ayaa sheegay in uu si dhow ula socdo xaalad caafimaad xumo iyo daryeel laโaan oo uu wajahayo Roobow, taasi oo muujineysa heerka ay gaarsiinsan tahay xadgudubka ay geysanayaan Rajiimka Farmaaj, sida lagu yiri qoraalka.
Hoos ka aqriso qoraalka Xisbiga
Office Nairobi Kenya
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________