Isniin: October 18, 2021
Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya Ambasador Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa Magaalada Nairobi kula kulmay Safiirka Dowladda Australia u fadhiya Kenya Luke Williams.
Labada Safiir, ayaa ka wada hadlay xoojinta xariirka Soomaaliya iyo Kenya.
Sidoo kale tarsan ayaa maalmihii la soo dhaafay waxa uu kulamo la yeelanayay safiiradaha caalamka ee ku sugan magaalada Nairobi, asaga oo kala hadlayay xaalada Soomaaliya iyo taageerada ay u muujinayaan Soomaliya
Office Nairobi kenya
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________