Axad: October 3, 2021
Maalmo kadib Colaada Galmudug ka taagan waxaa ka hadlay Guddoomiyaha Golaha Hoggaaminta Habargidir Prof. Cabdulqaadir Maxamed Shirwac, waxa uuna ku baaqay in la joojiyo Colaada halkaas ka taagan.
Shirwac ayaa ugu yeeray maamulka Ahlu-Sunna in deegaanada Galmudug, ay qabsatay ay ka baxdo. Ayna maamulka jira ee Galmudug kala hadlaan sidii loo xalin lahaa arintaas.
. sidoo kale Shirwac ayaa hoggaanka Galmudug ku dhaliilay sababta uu uga hor-tegi waayey qatartaan ku soo wajahneed maamulka.
Office Nairobi Kenya
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________