.
Arbaco: September 29, 2021
Gudoomiyihii hore ee Aqalka Sare Seneter Cabdi xaashi Cabdullaahi ayaa noqday Seneterkii ugu horeeyay ee Noqda Xildhibaan ka tirsan Aqalka Sare ee Gobolada Waqooyi.
Siciid Cumar Xuseen oo ahaa musharaxa la tartamayay Gudoomiye Cabdi Xaashi Cabdulaahi ayaa iska Casil. Waxaana Cod gacan taag ah loogu Codeeyay Cabdi xaashi.
Cabdi xaashi ayaa waxaa u codeeyay Ergo gaaraysa 46 ka tirsan wax garadka GoboladaWaqooyi, taas ayuu waxa uu ku Noqonayaa Xildhibaankii ugu horeeyay ee ka soo baxa Seneterada Gobolada Waqooyi
Office Nairobi kenya
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________