Isniin: September 27, 2021
Wararka ka imaanaya Somaliland ayaa sheegaya in Taliyihii Ciidamada Booliska ee degmada Xudun ee Somaliland goor dhawayd lagu dilay halkaas.
Warar hor dhaca ah ayaa sheegaya in Taliyaha lagu khaarajiyay iska hor imaad la sheegay in uu dhex maray dablay hubsaysan iyo ciidamada Booliska.
Sidoo kale 6 kamid ah ciidamada Bilayska ee Somaliland ayaa la sheegay inay ku dhaawacmeen hawlgalkan.
Kala soco Bogan Wixii ku soo kordha arintaas
Office Nairobi kenya
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________