Talaado: September 21, 2021
Wararka ka imaanaya Villa Somaliya ayaa sheegaya in Madaxweynaha Waqtigiisa Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu qaabilay safirada cusub ee dalalka Nigeria iyo Indonesia isla markaana ka guddoomay warqadaha aqoonsiga ee danjirenimo.
Wararka ayaa sheegaya safiiradan cusub kala hadleen madaxweynaha sidii loo xoojin xiriirka diblumaasiyadeed ee kala dhexeeyo Soomaaliya.
Sidoo kale Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday ayaa mudooyinkii la soo dhaafay, waxa uu warqadaha aqoonsiga ka Gudoomay Safiiro aad u badan.
Office Nairoboi kenya
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________