Talaado: September 14, 2021
Dalalka ugu dhaqaahala badan Calaamka ayaa in kabadan 1 Billion oo Dollar ugu deeqey Shacabka wadanka Afgaanistaan oo haatan wajahaya Xaalado dhinaca Nolosha ah.
Jimciyada Quruumaha ka dhexeysa ayaa waxaa ay sheegeysaa in haatan wadanka Afgaanistaan ay kajirto Xaalad bani,aadantinimo oo aad u daran.
Xoghayaha Guud ee Qaramadamidoobey antonio Guteres ayaa Caalamka ugu baaqaya in sida ugu dhakhsiyaha badan ay u bixiyaan dhaqaalaha degdega ah ee lagu bad baadineyo Dadka tabarta Daranee Reer Afgaanistan.
Office Nairobi kenya
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________