Muqdisho |sabti: September 11, 2021–Xildhibaan Cabdirisaaq Cardoofe oo kamid ahaa Golaha deegaanka ee degmada ayaa hadda lagu dilay Laascanood.
Koox hubeysan ayaa beegsatay xildhibaanka ka dibna waxaa la sheegay in ay goobta ka baxsadeen.
Ciidanka Somaliland oo gaaray goobta uu dilku ka dhacay ayaa bilaabay baaritaano.
Xildhibaanka ayaa ka mid ahaa xildhibaanadii sanadkaan kusoo baxay doorashooyinka golaha degaanka ee ka dhacay Somaliland.
Xafiiska Qaranimo Online | Muqdisho
_________________________________________________________________________
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________