Arbaco: September 1, 2021
Ciidanka Minishibiyada Gobolka Banaadir ayaa Maanta waxay burburiyeen goobo ganacsi oo kuyaalla degmada Xamar-weyne ee Caasimadda Muqdisho .
Sigaar ah goobaha la burburiyay ayaa Lasoo warinaaya iney ku kala yaallaan suuqa dahabka illaa Agaggaarka xarunta Muqdisho Mall .
Waraka ayaa sidoo kale waxa ay sheegayaan in bur-burintaankan uu yimid kadib markii cabasho xooggan ay muujiyeen qaar kamid ah ganacasatadda waa ween ee suuqa xamar-weyne .
Sidoo kale ganacsatadda suuqa ayaa sheegay inay waayeen meello loo soo maro Xarumaha Ganacsigooda .
Office Nairobi kenya
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________