.
Arbaco: August 18, 2021
Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa saakay ka socda qaban qaabadii ugu dambeysay ee la xiriirta kulan lagu wado inuu dhexmaro odayasha dhaqanka, siyaasiyiin iyo xildhibaano ka tirsan baarlamaanka 10aad ee waqtigooda uu dhamaaday.
Kulanka ayaa intiisa badan waxaa diiradda lagu Saari doonaa sidii loo soo afjari lahaa qalalaasaha ka taagan Beledweyne oo looga soo horjeedo hanaankii loo maray dhismaha labaad ee Maamulka Hirshabelle, oo tabasho ay ka qabaan dadka reer Hiiraan.
Kulanka ayaa goor dhaw la filayaa in uu Furmo, waxaana Magaalada Saaakay laga dareemayaa qaban qaabada kulankan.
Office Nairobi Kenya
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________