Talaado: August 10, 2021
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mohamed Hussein Roble ayaa saaka kulan la qaatay laamaha amniga dalka.
Ra’iisul wasaare Rooble ayaa faray hay’adaha Amniga xoojinta amniga guud ee waddanka gaar ahaan magaalada Muqdisho .
Ra’iisul Wasaaraha ayaa kula dar dardaarmay saraakiisha in ay xil gaar ah iska saaraan sugidda amniga doorashooyinka dalka ka bilowday.
Office Nairobi Kenya
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________