Khamiis: july 22 2021
Diblomaasiyiin ka tirsan golaha ammaanka ee Qaramada Miboobey, kuwaas oo ka soo jeeda waddamada Qaaradda Africa iyo sidoo kale dalalka Caribbean-ka oo ku shiraya magaalada Naiorbi ee dalka Kenya ayaa ka arrinasanaya xaaladaha amni iyo nabadgalyo ee Qaaradda Africa.
Si gaar ah waxaa shirkan diiradda loogu saarayaa xasaradaha ka taagan waddanka Itoobiya iyo sidoo kale khilaafka ka taagan biyo-xireenka weyn ee Itoobiya.
Office Nairobi Kenya
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________