Sabti: July 17, 2021
Ugu yaraan 120 qof ayaa ilaa haatan la ogyahay inay ku dhinteen daadadka ku dhuftay galbeedka Yurub, kuwaasi ayaa intooda badan ku dhintay Jarmalka.
Tan iyo markii ay daadadku dib u soo laabteen, boqolaal of ayaanan geeri iyo nololba lagu haynin.
Dhanka kale Saynisyahanada Cimilada ayaa qirtay inay ku guuldareysteen saadaasha heerka ay gaarsiisan yihiin daadadka ku dhuftay Jarmalka iyo Kuleylka daran ee Waqooyiga Ameerika.
Waxay sheegeen in kombuyuutarro aad u awood badan ay lagama maarmaan yihiin si loo saadaaliyo cimilada daran ee isbadbadesh
Office Nairobi Kenya
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________