Talaado: July 13, 2021
Dowladda Djibouti ayaa qeyb cusub oo si gaar ah u qaabilsan dhoofinta xoolaha loo qaadayo Sucuudiga sanadkan ka furtay dekadda Shiinuhu u dhisay.
Dekadda Jabuuti oo ka mid ah kuwa afrrika ugu wayn ayaa ku taal degmada Doraleh ee duleedka magaalada Djibouti.
Sidoo kale Jabuuti ayaa ah dal ilaha dhaqaale uu ka soo galo dekadda iyo Xerooyin milatari oo ay halkaas ku leeyihiin Dalalka horay u maray sida chaina USA iyo Faranca halkaas oo ay ka hesho dhaqaalaha ugu badan Miisaaniyad sanadeedka dalkaasi jabuuti.
Office Nairobi Kenya
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________