.
Axad: July 11, 2021
Madaxweynaha dalka K Africa ayaa usheegay dibad baxayaasha inay is dejiyaan ayna ilaaliyaan sharciga iyo kala danbeynta wadankaasi, dibad baxayaasha ayaa dalbanaya in lasoo daayo Jakob Zuma Madaxweynihii hore K Africa oo isagu nafsad ahaantiisaba isku dhiibay Booliska arbacadii lasoo dhaafay.
Dadkan dibad baxyada dhigaya ayaa gubay 25 gaari waxaana laga baqdin qabaa inay boob kula kacaan xarumo ganacsi.
Office Nairobi Kenya
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________