Talaado: July 6, 2021
Qureesh Abiib Xuseen oo ah gabadh da’ yar ayay booliska dowlad deegaanka Soomaalida ee Itoobiya kala baxeen gurigeeda oo ku yaalla magaalada jigjiga, 29 bishii aynu soo dhaafnay.
Maalmo dhowr ah oo ay ehelkeeda baadigoobayeen ayay booliska deegaanka sheegeen in ay gacanta ku hayaan oo ayna baaritaan ku wadaan.
Qureesh ayaa dhawaan ka timid magaalada moqdisho, hooyada gabadhan xiran ayaa BBC uga warrantay qaabka gabadheeda loo xiray iyo sida ay ciidamada ula dhaqmeen.
Office Nairobi Kenya
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________