June 21 2021
Madaxweynaha dalka Masar Abdel Fattah Al-Sisi ayaa ka hadlay xaaladda dalka Libya, isagoo sheegey in ay muhiim tahay in dadka Libya loo daayo in ay maslaxadeeda gartaan.
Madaxweynaha dalka Masar ayaa sheegay in waddamada caalamkana ay taageeraan dib u soo kabashada dalkaas.
Sidoo kale hadalka Madaxweynaha dalka Masar ayaa imaanaya Xili Dalka Tuirkiga marar badan oo sheegay in Dalkaasi Liibiya loo daayo siyaasiyiintooda in ay ka tashtaan aayaha dalkooda oo kaliya taageero dhaqaale iyo mid milatari la siiyo
Office Nairobi Kenya
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________