June 19 2021
Madaxweynaha dalka Mareykanka Joe Biden ayaa saxiixay sharci ka dhigaya maalin fasax ah 18-ka June, Juneteenth, si loogu maamuuso maalinkii la soo afjarey Addoonsiga dadka madow ee Mareykanka.
Wareegtadan madaxweyne Biden ayaa markii uu saxiixayey waxaa goob joog u ahaa qaar ka mid ah xubnaha Labada Aqal.
Sidoo kale waxay tani ay tahay taariikh qormaysa oo wax ku ool u ah in lagu xasuusto taariikhda dadka madowga ah ee u soo halgamay in xor ay noqdaan dadka African-America ah sida dadyowga kale ee caddaanka ah.
Office Nairobi Kenya
\
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________