June 14 2021
Dowladda Iran ayaa si kulul uga hadashay hadal ka soo Yeeray dowladda Sacuudiga ee ahaa in sanadkii labaad aan la tagaynin gudashada Xajka iyadoo loo sababeeyay cudurka covid19.
Xukuumada Iran ayaa tilmaamtay inay u diyaarisay muwaadininteedi inay snadkaan xajiyaan.waxayna ku tilmaantay go’aankaas mid u gaar ah saciidiga oo uusan kala tashan Dalalka islaamka.
Sidoo kale waxay Iiraan sheegtay in Sacuudiga uu ogaado in lala leeyahay Xamarka oo aysan kaligood go’aan ka gaari Karin.
Office Nairobi Kenya
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________