June 12 2021
Guud ahaan gobolka Ontario ee dalka Canada ayaa shalay oo Jimco aheyd galay wajiga koowaad ee furitaanka magaalooyinka, kaddib muddo bilo ah oo ay gobolkaas saarneyd xayiraadda COVID-19.
Arrintan ayaa suuragalisay in la furo ganacsiyada qaar oo ay kamid yihiin maqaayadaha.
Sidoo kale Gobolka Ontario, waxaa deggan Soomaalida ugu badan ee Canada, kuwaas oo qaarkood ay ku leeyihiinn ganacsiyo kala duwan.
Office Nairobi Kenya
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________