1431 Views

Maraykanka oo sheegay in la gaaray xiligii Ethiopia lagula xisaabtami lahaa Xasuuqii Gobolka Tigreey.

Maraykanka oo sheegay in la gaaray xiligii  Ethiopia lagula xisaabtami lahaa Xasuuqii  Gobolka Tigreey.
____________________________________________________________________________

.June 11 2021

Safiirka Joogtada ah ee Mareykanka u qaabilsan QM ayaa sheegtay in lagaaray xiligii xukuumada Ethiopia lagula xisaabtami lahaa dhibaatada bini aadamnimo ee ka taagan Gobolka Tigreey.

Qm ayaa shalay sheegtay in 350K ay u ildaran yihiin gaajo aad u daran.

Linda waxa ay sheegtay inay diyaarinayaan fadhiga Golaha amaanka iyagoo taagera kahelaya Midowga Yurub si dowladda Ethiopia cadaadis loogu saaro in Hay adaha gargaarka ay si madaxbanaan uga howlgalaan G.Tigreh

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post