May 29 2021
War kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Turkiga ayaa lagu soo dhoweeyay heshiiska Arrimaha Doorashooyinka ee Hoggaamiyaasha Siyaasadda Soomaaliya ku gaareen magaalada Muqdisho.
Wasaaradda Arrimaha dibadda Turkiga ayaa bogaadisay dedaalka aan kala yareyn ee oo ay ku bixiyeen madaxda Soomaalida sidii uu u mira-dhali lahaa wadahadalka Doorashooyinka Soomaaliya u horseeday in muddo 60-cishe lagu qabto Doorashooyinka.
Turkiga ayaa garab istaagay u muujiyay mira-dhalka heshiiska kasoo baxay Shirka wadatashiga qaran ee Doorashooyinka Baarlamaanka & Madaxtooyada Soomaaliya looga dooday laguna jaangooyay.
Office Nairobi Kenya
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________