May 19 2021
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden, ayaa mar wax laga weeydiiyey dagaalka ka dhex socda Falastiin iyo Israa’iil, wuxuu sii kaxeeyey gaari markaa uu tijaabinayey.
Arrintan ayaa dhacdey mar uu kasoo dagey diyaaradda la yiraahdo Air Force One, isagoo si toos ah ay isaga horyimaadeen xubin katirsan Congress-ka oo asalkeedu yahay Falastiin Rashida Tlaib.
Joe ayaa loo soo jeediyey dhaleeceyn fara badan oo ku saabsan colaadda hadda ka taagan Israa’iil iyo Falastiin.
Office Nairobi Kenya
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________