May 18 2021
Dowladda Ingiriiska ayaa qaaday tallaabooyinkii ugu waaweynaa ee lagu fududeynayo xayiraadaha xanuunka COVID19, iyadoo dhinaca kale ay jirto cabsi weyn oo laga qabo nuuca caabuqa Hindiya oo soo gaaray Britain.
Shalay ayaa markii ugu horresay bulshada ku nool mandiqadda England ay u billaabay inay fariistaan maqaayadaha, madxafyada iyo goobihii kale ee ay saarneyd xannibaadda COVID19.
sidoo kale Baritain ayaa ka mid ah dalalka uu faraha ba’an ku hayo cudurkan saf marka ah ee Covid 19 oo hadda u muuqda in uu sameynayo labo kacleyn hor leh.
Office Nairobi Kenya
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________