May 16 2021
Waxaa goor dhawayd magaalada Muqdisho gaar ahaan Daljirka Daahsoon ee Magaalada Muqdisho mar kaliya ka bilaawday dibad-bax ka dhan ah dowladda oo ay dhigeen boqolaal shacab oo careysan.
Banaanbaxayaasha ayaa ka cabanaya dhalinyaro Soomaaliyeed oo Dowlada Waqtigeeda dhamaaday u qaaday Ereteriya si loo soo askareeyo Sanad ka hor oo aan lagu haynin Nolol iyo Geeri.
Dadka dhigayey dibad-baxa oo la hadlay wariyeyaasha ayaa ku qeylinayey arayo ka dhan ah madaxda dowladda federaalka, iyaga oo shaaciyey in caruurta ay laโyihiin nolol & geeri.
Sidoo kale waxay ugu baaqeen madaxweynaha uu waqtigiisa dhammaaday inuu soo fara-geliyo arrintan, si dalkooda dib loogu soo celiyo caruurtaasi. about:blank
Office Nairobi Kenya
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________