May 12 2021
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur warsame ayaa ka hadlay Weerarada saacadihii la soo dhaafay Ciidamada Israa’iil ka wadeen dhulka reer Falastiin.
Hogaamiye C/rax,aan C/shakuur ayaa soo dhigay Bogiisa Facebook Qoraalkan
Waxaan canbaaraynayaa weerarka ciidanka Israa’iil ku qaadeen Masjidul Al-Aqsa oo ah masjidka seddexaad ee ugu xurmada badan Muslimiinta. Waxaan kaloo canbaaranayaa qoysaska dhul boobka ay Israa’iil ay ka wado deeggaanka Falastiin. Waxaa waajib nagu ah difaaca Al-aqsaa iyo dulmanaha Falastiin
Office Nairobi Kenya
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________