April 23-2021
Wasaaradda Amniga Gudaha ayaa magacawday Guddi soo baara shaqaaqadii Khamiistii ka dhacday Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho.
Shaqaalo ka tirsan hay’adda socdaalka iyo ciidamada NISA ayaa dagaal gacan ka hadal ah ku dhexmaray gudaha garoonka, taasi oo sababtay falcelin kala duwan.
Sidoo kale falkii ka dhacay Garoonka Muqdisho ayaa saamayn xoogan ku yeeshay, Howlihii isku socodka garoonka Muqdisho waxaana ay si xun u muujisay habacsanaanta ka jirta Garoonka Muqdisho.
Hoos ka akhriso Magacyadda Guddiga:
Office Nairobi Kenya
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________