Somalia: Walking On A Tightrope Of Rights And COVID Posted on March 10, 2021 by QOL Editor | At the outset let me say this: It is an inherent human right to protest and express one’s views and political belief without being…Read more »
Rooble oo goor dhawayd magacaabay guddi ka shaqeeya aaska Qaran loo sameynayo Allaha u naxariistee Marxuum Cali Mahdi dawo Muqalkan Posted on March 10, 2021 by QOL Contributor | Muqdisho /Qol/ March 10, 2021 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi ka shaqeeya aaska Qaran ee loo…Read more »
Madaxweyne farmaajo oo amray in muddo saddex maalin ah hoos loo dhigo Calanka Jamhuuriyadda Posted on March 10, 2021 by QOL Contributor | Muqdisho /Qol/ March 10, 2021 Madaxweynaha Waqtigiisa dhamaaday Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa saacado kadib waxa uu Tacsi u diray geeridii ku timid Allaha…Read more »
Madaxweynayaashii hore iyo wakiilka Midowga Yurub ee Soomaaliya oo la kulmay Axmed Madoobe Sawiro Posted on March 10, 2021 by QOL Contributor | Muqdisho /Qol/ March 10, 2021 Madaxweynayaashii hore ee dalka Xasan Sheekh Maxamuud iyo Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta kulan gaar ah magaalada Muqdisho…Read more »
Gobolka Oromada oo ku dhawaaqay inay qaadaceen doorashada Itoobiya Posted on March 10, 2021 by QOL Contributor | . Muqdisho /Qol/ March 10, 2021 Laba xisbi oo kamid ah kuwa ugu waaweyn deegaanka Oromada ee dalka Itoobiya ayaa shaaciyay inay qaadaceen…Read more »
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Puntland HADMA oo dalbatay Gurmed deg deg ah Posted on March 10, 2021 by QOL Contributor | Muqdisho /Qol/ March 10, 2021 Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Puntland ee HADMA ayaa dirtay baaq ku saabsan in gargaar degdeg ah lala soo gaaro…Read more »
Kuuriyada Koonfureed oo saxiixday heshiis u oggolaanaya militariga Mareykanka inay sii joogaan ugu yaraan lix sano oo kale Posted on March 10, 2021 by QOL Contributor | Muqdisho /Qol/ March 10, 2021 Kuuriyada Koonfureed ayaa saxiixday heshiis u oggolaanaya militariga Mareykanka inay sii joogaan ugu yaraan lix sano oo kale. Xukkumadda…Read more »
Qaramada Midoobay oo ka deyrisay dadka ka barakacay Gobolka Tigray Posted on March 10, 2021 by QOL Contributor | Muqdisho /Qol/ March 10, 2021 Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in in ka badan 130 kun oo qof ay ku barakaceen gobolka waqooyiga Itoobiya ku…Read more »
Farmaajo oo waraaqaha aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Boqortooyada Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya Posted on March 10, 2021 by QOL Contributor | Muqdisho /Qol/ March 10, 2021 Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waraaqaha aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Boqortooyada Ingiriiska u…Read more »
War deg deg ah: Madaxweynihii hore Soomaaliya Cali Mahdi oo goordhow ku geeriyooday magaalada Nairobi Posted on March 10, 2021 by QOL Contributor | Muqdisho /Qol/ March 10, 2021 Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed ayaa goordhow ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya, sida ay xubno…Read more »