6-da Marso 2021
Waxaa maanta isku shaandeyn lagu sameeyay qaar kamid ah golaha wasiirada ee Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya kadib wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha.
Isbaddaladan waxay saameeyeen wasiir ku xigeenno, mareeyeyaal iyo agaasimeeyaal.
Lama sheegin sababta ka dambeysay tallaabadaas.
Tallaabadan ayaa noqoneysaa tii ugu bandeynd ee hal mar isbaddal noocan ah lagu sameeyo masโuuliyiinta ka tirsan Dowlad Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya.
Xafiiska Wararka Qaranimo Online
Office Nairobi Kenya
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________