.
February 25, /2/ 2021
warar kala duwan ayaa ka soo baxaya shirkii goor dhawayd ka furmay Muqdisho, waxaana la sheegay in 2 qodob la isku af gartay, balse uu wali shirka socdo.
Wararka ayaa sheegaya in Shirka u si habsami leh ugu socdo Ra’iisul Wasaaraha, iyo Midowga Musharaxiinta iyo Madaxweynayaasha Galmudug iyo Hirshabelle,. Waxaana la sheegay in heshiis hordhac laga gaaray qeybo ka mid ah ajandayaasha shirka.
Sidoo kale Xukuumadda waxay aqbashay in Guddi baaritaan u saarto wixii dhacay 19 Febraayo, ayna shaaciso inay ka xuntahay dhibaatadii dhacday oo ay ka tacsiyadeyneyso dadkii ku dhintay iyo kuwii ku dhaawacmay.
Xafiiska Wararka Qaranimo Online
Office Nairobi Kenya
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________