February 25, /2/ 2021
Khasaaraha dhimasho ee ka dhashay rabshado ka dhacay illaa iyo afar xabsi oo ku yaalo wadanka Ecuador ayaa kordhay, iyadoona haatan tiradaasi ay mareeso 79 ruux.
Dadka dhintay 18 ruux oo kamid ah ayaa maydadkooda laga helay hal goob iyagoo jirkooda go go’anyahay, waxaana lagu tilmaamay rabshadihii ugu qasaaraha badnaa ee abid ka dhaca dalkan.
Madaxa ugu sareeyo booliska dalka Ikwadoor ayaa bartiisa twiter’ka ku qoray in haatan xaaladu dagnatahy, ayna bilawdeen baaritaano ku aadan waxa dhacay.
Xafiiska Wararka Qaranimo Online
Office Nairobi Kenya
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________