Muqdisho | QOL | February 15 2021–Wasaaradda Caafimaadka dowlada Soomaaliya ayaa faahfaahisay Wararkii ugu dambeeyay Cudurka COVID 19 ee Soomaaliya.
Wasaaradda Caafimaadka ayaa sheegtay in maanta guud ahaan Cudurka laga helay 90 ruux oo ku sugan Muqdisho,Puntland, Koonfur Galbeed iyo Hirshabeelle, islamarkaana ay sare u sii kacayaan kiisaska cudurka Karoonaha.
15th February 2021:
Tirada 24 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 1,529
Laga Helay: 90
- Banadir: 66
- Somaliland: 19
- Hirshabelle: 4
- Koonfur Galabeed:1
- Lab: 49
- Dhedig: 41
- Bogsasho : 11
- Dhimasho: 2
- Tirada Guud ee Laga Helay: 5,273
- Bogsashada Guud: 3,750
- Dhimashada Guud: 154
xafiiska Wararka Qaranimo Online |
______________________________________________________________
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________