Mas’uuliyiinta waxbarashada ee dowlad deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya oo sheegay in imtixaanka dugsiyada sare ee sannadkan loo qaadi doono qaabkii hore ee loo…
Day: February 13, 2021
Madaxweynaha Jabuuti Geelle oo dalka Fransiiska kulan kula qaatay Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron
Sabti: 13/2/2021 Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa dalka Fransiiska kulan kula qaatay Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan dalkaas.…
WHO oo ku Talisay in Talaalka AstraZenecca loo Adeegsado Afrika
Sabti: 13/2/2021 Ururka Caafimaadka Aduunka ee marka la soo gaabiyo la yirahdo WHO ayaa sheegay in talaalaka Jaamacadda Oxford – ee AstraZeneca ee xanuunka…
Agaasimaha Guud ee Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Col Koofi oo ka qeybgalay Shirka Agaasimeyaasha Hey’adaha Socdaalka ee xuminta ka ah Jaamacadda Carabta, aaladda Fogaan aragga (ZOOM
Sabti: 13/2/2021 Agaasimaha Guud ee Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Col, Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) ayaa ka qeybgalay Shirka Agaasimeyaasha Hey’adaha Socdaalka iyo Jinsiyadda…
Yemen: 2 Million oo Caruur ah oo Gaajo u Dhimanaya
Sabti: 13/2/2021 In ka badan laba milyan oo carruur ah oo u dhashay dalka Yemen ayaa qarka u saaran in ay macaluul u dhintaan…
Siyaasiyiin loo haysto lacag ay ku lunsadeen aaskii Mandela
Sabti: 13/2/2021 15 qof oo ku nool dalka Koonfur Afrika ayaa lagu soo oogay dacwad la xiriirta isdba marin lacageed xilligii la aasayey madaxweynihii…
Sawiro hor dhac ah Qaraxii Sayidka
Magaalada Baydhabo waxaa ku wajahan Guddiyo farsamo oo ka kala socda dowladda Federaalka, maamul Goboleedyada dalka
Sabti: 13/2/2021 Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG u ah Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Maanta oo sabti ah waxaa ku wajahan Guddiyo farsamo oo…
Qarax xoogan oo goor dhow ka dhacay agagaarka isgoyska Sayidka magaalada Muqdisho.
Sabti 13/2/2021 Waxaa goor dhawayd Qarax xoogan oo is miidaamin ah uu ka dhacay magaalada Muqdisho. Gaar ahaan isgoysdka Sayidka oo ah bar Kontarol…
Maamulka Biden oo sheegaya inuu billaai doono in Maraykanka ay ogoladan kumannaan qof oo ku xayiran dalka Mexico.
Sabti 13/2/2021 madaxweyne Biden ayaa sheegaya inuu billaabi doono in si tartiib tartiib ah ay Mareykanka u soo galaan kumannaan qof oo magangalyo…