Muqdisho | QOL | February 06, 2021Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Guddi kumeel gaar ah oo maamula u magacowday Degaanka Bacaadweyne oo ka tirsan Gobolka Mudug.
Wareegto ka soo baxday Xafiiska wasiirka Arrimaha Gudaha Galmudug ayaa lagu magacaabay Guddiga oo ka kooban 9 xubnood oo ka mida bulshada degmadaasi.
Guddoomiyaha Guddiga KMG ah ee Wisil ee Gobolka Mudug ayaa waxaa loo Magacaabay Cabdi Naasir Axmed Yuusuf.
Hoos Ka Akhriso Magacyada guddiga loo Magacaabay degaanka Bacaadwyene ee Gobolka Mudug.
xafiiska Wararka Qaranimo Online |
______________________________________________________________
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________