100 Haween: Dowlad golaheeda wasiirada dhammaan ay haween yihiin Posted on November 25, 2020 by QOL Contributor | Waxaa indhaha caalamka ay eegayaan rai’sul wasaaraha dalka Finland oo ah hoggaamiyaha isbeheysi siyaasadeed ka kooban dumar oo keli ah, taa oo hadda muddo…Read more »
Dad ku dhintay dagaal ka dhacay tuulada Garbo-Ciise oo dhexmaray Soomaalida iyo Cafarta Posted on November 25, 2020 by QOL Contributor | Ugu yaraan seddex qof ayaa lagu dilaay laba kalana waa lagu dhaawacay dagaal tuulada Garbo-Ciise ku dhex maray Soomaalida iyo Cafarta. Qaar ka mid…Read more »
Xiisad ka taagan xadka dalalka Itoobiya iyo Kenya Posted on November 25, 2020 by QOL Contributor | Ugu 10 qof oo u dhashay Kenya ayaa xiray, waxaana loo kaxeystay dhinaca Itoobiya xilli ay xisaad ka taagan tahay xadka labada dal. Shacabka…Read more »
Madaxweynaha Kenyatta Uhuru Kenyatta oo iska xiray boggiisa Twitter-ka kaddib markii uu kala kulmay aflagaado Posted on November 25, 2020 by QOL Contributor | Madaxweynaha Kenyatta Uhuru Kenyatta ayaa iska xiray boggiisa Twitter-ka kaddib markii uu kala kulmay aflagaadeyn. Mr Kenyatta wuxuu sheegay in uu ka carooday aflagaadeynta…Read more »
Itoobiya oo uga digtay beesha caalamka ‘in ay soo faragaliyaan’ xaallada gobolka Tigreega! Posted on November 25, 2020 by Bashiir Barre | Muqdisho | QOL | November 25, 2020 –Itoobiya waxa ay ugu baaqday beesha caalamka in aysan isku dayin “Tallaabooyin aanan lasoo dhaweeynin oo ah…Read more »
Weerar ay fulisay Haweeney oo ka dhacay Switzerland Posted on November 25, 2020 by Bashiir Barre | Muqdisho | QOL | November 25, 2020 –Booliska ayaa sheegay in Haweenay 28 jir ah oo u dhalatay Switzerland balse Saygeeda (Ninkeeda) ka soo…Read more »
RW Rooble oo AMISOM kala hadlay sugida Amniga doorashooyinka Posted on November 25, 2020 by Bashiir Barre | Muqdisho | QOL | November 25, 2020 –Ra”iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble Taliyaha Qeybta Saddexaad Ciidanka AMISOM iyo Taliyaha Qeybta 60aad…Read more »
Madaxweynihii hore ee dalka Niger oo geeriyooday Posted on November 25, 2020 by Bashiir Barre | Muqdisho | QOL | November 25, 2020 –Dowladda Niger ayaa shaacisay in madaxweynihii hore ee dalkaas Tanga Mamadou oo ahaa 82 jir uu geeriyooday.…Read more »
Baarlamaanka Puntland oo ansixiyay Miisaaniyadda 2021 Posted on November 25, 2020 by Bashiir Barre | Muqdisho | QOL | November 25, 2020 –Fadhiga 16-aad ee Kalfadhiga 47-aad Golaha Wakiillada Puntland oo uu shir-guddoomiyey Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland Cabdirashid Yuusuf…Read more »
Puntland oo dambiile u aqoonsatay dadka diidan lacagta Shillin Soomaaliga Posted on November 25, 2020 by Bashiir Barre | Muqdisho | QOL | November 25, 2020 –Puntland oo dambiile u aqoonsatay dadka diidan lacagta Shillin SoomaaligaMaamulka Gobolka Mudug ee Dowlad Goboleedka Puntland ayaa…Read more »