Mogadisho | QOL | September 08 2020—Waxa si habsami ah u socda dhismaha waddooyinka isku xira Muqdisho iyo Afgooye iyo Muqdisho Balcad . Dhismaha waddooyinkan ayaa marka uu soo gagaboobo ,waxaa la filayaa in wax weyn ku soo kordhin doono iso-socodka dadweynaha labada Shabeelle iyo caasimadda .
Warbixin ku saabsan sida ay u socoto howsha dhismaha waddooyinka ,waxaa warbixintan ka diyaariyay
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | ______________________________________________________________
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________