Mogadisho | QOL | June 27. 2020– | QOL | June 27. 2020–Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 49 Juun 27, 2020, ku magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Mudug
Madaxweynaha Puntland
Markuu arkay: Dastuurka Puntland Qodobkiisa 80-aad.
Markuu arkay: Baahida loo qabo dar-dar gelinta Maamul ee Gobolka Mudug
Markuu arkay:Aqoontiisa, kartidiisa iyo waayo-aragnimdiisa shaqo.
Wuxuu xeeriyey:
- Waxaa Cabdiladif Muuse Nuur (Sanyare) loo magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Mudug
Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
__________________________________________________________
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________