Mogadisho | QOL | April 28- 2020–Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa shir-gudoomiyey shir
looga hadlayey saamaynta baaaran ee ay ku yeesheen roobabkii daadadka watay ee ka da’ay degmadda Qardho, kaas oo sababay dhimasho, burbur hantiyeed iyo barakac balaaran.
Madaxweynaha Puntland ayaa kala hadlay Guddiga sare ee Gurmadka Fatahaada Degmadda Qardho ee Gobolka Karkaar sidii qiimeyn loogu sameyn lahaa khaasaraha ka dhashay si deg deg wax looga qabto.
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
____________________________________________
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________