Mogadisho | QOL | April 24 2020–Madaxweynaha Dowladda Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa magacaabay golihiisa wasiirada oo ka kooban 23 wasiir, kuwaas oo ay ka dhex muuqdaan xubno caan ah oo ka tirsan baarlamaanka Federaalka Soomaaliya sida Xildhibaan Axmed Macalin Fiqhi iyo Xildhibaan Saabir Shuuriye Nuur.
dastuurka federaalka Soomaaliya ma qeexayo qofku haddii uu jagada wasiir ka qabto dowlad gobaleed inuu wayn karo xilkiisa xubinimada baarlamaanka iyo inkale
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
____________________________________________
.
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________