Mogadisho –January 09, 2020—Gudoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senatar Cabdi Xaashi Cabdullaahi Ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Sweden Amb. Staffan Tillander.
Guddomiyaha iyo Safiirka ayaa waxay ka wada hadleen Arrimaha Doorashada,Iskaashiga ,Xiriirka iyo Taagerada Doowlada Sweden ee Soomaaliya.
Kulanakani Ayaa Imanaya Iyadoo Beesha Caalamaka Ay Indhaha Ku Hayso Doorashooyinka Lafilayo In Sanada Soosocto Dalka KaDhacaan
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
__________________________________________________
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________