Mogadisho –December 25 2019 | —Wasaaradda Beeraha iyo waraabka ee xukuumadda Soomaaliya ayaa Maanta dhaqaatiir u dirtay degaannada gobolada dhexe ee Ayaxu ku dagay.
Wasiir ku xigeenka wasaaradda mudane Xaamud Cali Xasan ayaa ka warbixiyay deegaannada ay Dhaqaatiirta u direen iyo saameynta uu deegaannadaas Ayaxa ku reebay.
Ayaxa ayaa dhibaatooyin kala duwan maalmahaan ku haayey dadka Soomaaliyeed ee ku nool Gobolada qaar ee dalka Soomaaliya, iyada oo Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ay bilaabeen inay cunaan.
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
__________________________________________________
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________