1086 Views

Wafdi ka socda Dowladda oo Shir uga qeyb-galaya Sacuudiga

Wafdi ka socda Dowladda oo Shir uga qeyb-galaya Sacuudiga
____________________________________________________________________________

Mogadisho  –December 23, 2019 | QOL |   –Wafdigii uu hoggaaminayay Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa waxaa ay ku sugan yihiin dalka Sucuudiga,halkaasi oo ay uga qyeb-galayaan Shir halkaasi ka dhacaya.

 

Wafdiga ayaa waxaa ay  ka qeyb gali doonaan shir looga hadlayo arrimaha dalxiiska,kaasi oo ay martigelinayso dowladda Boqortooyada Sucuudiga,waana shirkii 22aad ee Wasiirada Dalxiiska ee Jaamacadda Carabta.

 

 

 

Wafdiga wasiirka ayaa inta uu joogo halkaasi wuxuu kulamo la qaadan doonaan madaxda ka qeybgalaysa shirkaasi,iyagoo ka wada hadlidoona fursadaha dhinaca dalxiiska ah ee ka jira Soomaaliya.

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment