Muqdisho | QOL | Ogoosto 27, 2019 –Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay,kadib safar uu dhawaan ku tegay dalka Jabuuti.
Garoonka Diyaaradaha ee Magalada Muqdisho waxaa guddoomiyaha kusoo dhaweeyay Senarada Aqalka Sare iyo masuuliyin kale oo ka tirsan dowladda Federaalka soomaaliya.
Guddoomiyaha ayaa waxaa uu faahfaahin ka bixyey kulamo uu la qaatay Guddomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyada Jabuuti iyo madaxwaynaha Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geele.
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
______________________________________________________
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________