Muqdisho | QOL August 17, 2019 —Maamulka Puntland ayaa hambalyo u diray Guddoonka cusub ee Baarlamaanka Labaad ee Jubbaland ee maanta lagu doortay Magaalada Kismaayo.
War Saxaafadeed kasoo baxay Madaxtoyadda Puntland ayaa hambalyo loogu diray Guddoonka cusub ee Jubbaland waxaana ay sheegeen in ay si wanaagsan ula shaqeyn doonaan.
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
________________________________________________
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________